Xasan Shiiq oo sheeagay inay dowlada Somaliya jubaland Burburinayso

Xasan

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan is xogwareysi ah la qaatay Gollaha Wasiiradda Jubbaland iyo Gollaha Shacabka Jubbaland Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku Dheeraday ka hadalka iyo sharaxaada muhiimada federaalka ee Soomaaliya iyo sidoo kale midnimada masiirka umadda Soomaaliyeed.
Jubaland

Madaxwaynihii hore Somaliya Xasan Shiiq ayaa u sheegay wasiirada iyo golaha shacabka jubbaland inay qalad tahay federaalkiii aan waqti iyo maal ku bixinayey in dowlada federaalka ah ay rabto inay burburiso.

Xasan Shiiq ayaa kamida mucaraadka dowlad Soomaliya asagoo doonaya inuu mar kale madaxwayne ka noqdo Soomaliya taas oo aan la ogayn sida ay ku suuro galayso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.