Madax Dhaqameed ka kooban 15 Isin ee Beelwaynta Daarood, Culumo iyo waxgarad oo ka kala yimid deegaanada Soomaliyeed oo hogaaminaayey Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxay geeyeen raashin loogu talagalay 1000 Qoys iyo lacag dhan 15000 Dolloar oo loogu talagaly Martida iyo Dadka iimaanaya deegaanka Dhuumay.
Waxgaradka deegaanka Dhuumay ayaa uga mahadceliyeen waftigaan Balaraan ee soo gaaray ayakoo sheegay inay ku faraxsan yihiin imaatinkooda.
Leave a Reply