Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa magaaladda Rome kula kulmay jaaliyada Soomaliyeed ee kusugan dalka Talyaaniga asagoo uga warbixiyey Xaalka uu kusugan yahay dalka Soomaliya, dadaalada iyo horumarka dalka Soomaliya ka socda.
Leave a Reply