Daawo:Xasan shiiq oo Odayaasha Kismaayo usheegay inay taageeran Xisbigiisa

xasan

Xassan Sheekh Maxamuud Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya hadana ah Xildhibaan katirsan golaha Shacabka Soomaaliyeed ahna Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee dhowaan looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Magaalada Kismaayo.

Kulanka oo ka dhacay guriga martida Magaalada Ksimaayo ayaa muhiimaddiisu ahayd sidii loo taageeri lahaa xisbiga uu Xasan shiiq Hogaaminaayo kaas oo larabo in dowlada iyo dadka lagu wiiqo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.