Madaxwaynaha maamul goboleedka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxuu ka jawaabay eedeyn horey ugu soo dirtay Maamulka Puntland, waxaa kaloo Fariin udiray maamul Goboleedyada kale ee Soomaliya.
Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa uu kusoo wajahan yahay Magaalada Laascaanood waxaana lafilayaa inuu tago jiida ay isku horfadhiyaan Ciidamada Somaliland iyo Puntland ee Tukaraq.
Leave a Reply