Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta soo gaaray dalka Kenya, halkaas oo uga qeybgalayo shir caalamiya oo looga hadlayo dhaqaalaha Badaha oo maalinta bari ka furmi doona Magaalada Nairobi.
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Casumaad ka helay Dhigiisa dalka Kenya uhuru Kenyatta waxayna kawada hadli doonaan Xirirka labada dal, Dagaalanka Shabab.
Leave a Reply