Guddiga loo xil saaray soo Afjaridda Khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, waxaa ayna sheegeen in la xaliyay Khilaafkii u dhaxeeyay Dowladda federaalka Iyo kuwa Dowlada Goboleedyadda.
Madaxwaynaha Jubbaland Axmed madoobe oo ka faa’idaysanaya hadalka kasoo yeeray Aqalka sarre ayaa waxuu Kismaayo kaga dhawaaqay inuu soo dhaweeynayo Heshiiska dowlada iyo Maamul Goboleedyada.
Leave a Reply