Agaasimaha Guud ee Wasaaradda arimmaha gudaha Jubbaland Mudane Abdirahman Haji Abdi oo ka qeyb galay xalfadii xiritaanka barnaamijka istaraatijiyada Hogaaminta iyo Horumarka oo ka dhacday Kenya School of Government Nairobi.
Agaasimaha Cabdiraxman Xaaji oo goobta ka hadlay ayaa yiri waxaan idiin hayaa war farxad leh Soomaliya waxaa kasocda Isbadal wayn waxaana Hiigsanaynaa inaan noqono Hogaanka aduunka.
Leave a Reply