Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Ka Jawaabay Hadalki Ka Soo Yeeray Madaxweynaha Dawlad Deeganka Somalida Mustafe Cagjar kaaso oo ahaa in dad Dambiyo ka gaystay Deeganka soomalida ay ku dhuumaalaysanayaan Soomaliland, Puntland iyo Jubbalnd.
eeedeymahaas ka yimid Madaxwaynaha Deeganka Soomalida Mustafe Cagjar ayaa waxaa iska Fogeeyey Maamulka Soomaliland ayagoo sheegay inaysan waxba kajirin eedyntaas loona baahyan in dib loo saxo
Leave a Reply