Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho Waxaa ku Geeriyooday Allaha unmaxariistee Saciid Xuuki Jaamac Gari Oo ahaa Agaasimihii Waaxda Boostada Ee Wasaarada Boostada Isgaarsiinta Iyo Tiknoolajiyada Xukuumada Soomaaliya
Marxuubka ayaa u Geeriyooday qarax Loogu Xiray Gaarigiisa Sida Ay Noo Xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka Tirsan Wasaarada Boostada Iyo Isgaarsiinta Dowlada Fedaraalka ah Ee Soomaaliya.
Gaariga Saciid Xuuke ayaa ahaa Nooca soomaalida u taqaano Carib waxaana qaraxa lagula eegtay agagaarka Isgoyska Sayidka.
Leave a Reply