Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida waxaa shalayto si weyn loogu soo dhoweeyay mas’uuliyiin sar-sare oo ka tirsan jabhadda ONLF oo dhawaan heshiis nabadeed la saxiixatay dowladda Itoobiya.
Guddoomiyaha ONLF, Admiraal Maxamed Cumar Cismaan oo saxaafadda kula hadlayay Magaalada jig Jiga ayaa waxa la waydiiyey su’aalo badan oo ay mid yihiin in laga guurayo magacii ONLF iyo Inay Doorshada ka qayb gali doonaan.
Leave a Reply