War-Saxaafadeed ay Maanta soo saareen 16 ka mid ah musharixiinta Madaxweynaha Puntland ayaa waxa ay ku taageereen Guddigii ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey waxaynha kasoo horjeesteen Gudigii uu Magacaabay Cabdiwali Gaas.
Leave a Reply