Qoraalka soo baxay xafiiska Garyaqaanka guud ee Maamulka Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaawaxaa looga hadlay Khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeyay madaxweyne Cabdi WeliMaxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa.
Garyaqaanka guud ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi xakiim Cabdullaahi XaajI Cumar Camey uusan awood u lahayn magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka cusub ee Maamulkaasi.
Leave a Reply