Daawo:Maamulka iyo Bulshada Jubbaland oo diiday xeer hoosaadka Axmed Madoobe uu rabo inuu ku xaaleysto doarshadiisa.

axmed madoobe

Dhawaan bay ahayd markii Xildhibaanada Jubbaland ay ka horyimaadeen xeerkii Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ku doonaayey inuu doorashada Soo socota uu kusoo baxo xeerkaas oo oranaayey Musharaxiinta Madaxwayanaha Jubbaland waa laga hor istaagi karaa Musharaxnimada iyo Xildhibaankii ka horyimaada Siyaasada Axmed madoobe Xubinimada Barlamaanka ayuu waayaya.

Hadaba Magaalada Garbahaaray waxaa ka dhacay Shir jaraa’id oo qabteen Maamulka heerka Gobal , midka Degmo iyo odayasha dhaqanka Gobolka Gedo oo ay kaga jawabayaan xeer hoosaadka Axmed Madoobe uu rabo inuu ku xaaleysto doarshadiisa taas oo Buslahada Jubbaland ay si cad udiideen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.