Daawo:Xildhibaano Sheegay inay Gudbiyeen mooshin xilka qaadis ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo

xildhiban

Xildhibaan oo ka tirsan golaha Shacabka Soomaliya ayaa gudbiyay mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Warqad uu ku saxiixan yahay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Cabdi Kariin Buux ayaa ku qorneed in Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu qabtay mooshinkaas ,hayeeshee aan sirasmi ah loo soo bandhigin tirada Xildhibaanada mooshinka gudbiyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.