![raashinwfp (1) rashin](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/06/raashinwfp-1.png?resize=500%2C281&ssl=1)
Magaaladda Buurdhuube ee gobolka Gedo ayaa waxaa laga Dareemaayo dhaq-dhaqaaq dhinaca ganacsiga ah iyadoo magaalda imaanayan gadiid kala duwan oo alaabo keenaya buurdhuubo kuwan kaqaadaya Maciishado kala duwan kuwaas oo loowado Magaalooyinka ku dhow Buurdhuubo.
Leave a Reply