Daawo:Musharax Dani ayaa Sheegay Hobyo iyo Garacad oo dhisma Somaliya sharaf bay utahay

deni

Musharaxa Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdilahi Dani ayaa Kulan La Qaatay Waxgaradka iyo Cuqaasha Magaalada Gaalkacyo waxuuna sheegay Dekadaha Garacad iyo Hobyo oo dhisma Somaliya ayey sharaf utahay waana in klga qayb qaataa dhismaha dalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.