Daawo:Qaybta 43AAd Ciidamada Xooga dalka oo Kismaayo laga wareejiyey

bagmadow

Qaybta 43AAd Ciidamada Xooga dalka Soomaliya ayaa waxaa laga soo wareejiyey Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka Soomaliya waxaana loo soo wareejiyey Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo saasna waxaa sheegay Taliyaha Qaybta 43aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaliya Sareeyo Guuto Cali Maxamed Maxamuud Bogmadow.

Soo wareejintaan qaybta 43aad ee Ciidanka Xooga Dalka loo soo wareejiyey Magaalada Garbaaharay ayaa waxay timid kadib markii loo baahday goob looga duulo kooxda Argagixisada Alshabab ee kusugan Degaanada Jubbaland taas oo Noqotay Magaalada Garbo sida ay sheegen Saraakiisa sar sare ee Ciidamada Dalka ay sheegeen.

Dhanka kale Magaalada Kismaayo ayaa noqotay meel Axmed madoobe afduub ku haysto taas oo uusan doonayn in Shabab laga xoreeyo deganada Jubbaland.

bagmadow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.