Madaxwaynaha Deegaanka Soomalinad Mustaf Cagjar ayaa waxuu la kulmay Haween Dhibaato loogu gaystay Xabsiga Jeel Ogaadeenya kaas oo dad badan lagu dhibaateeyey qaarna Naftoodii ku waayeen, Haweemka Lakulmay Madaxwayne Mustaf Cagjar ayaa sheegay inuu Madaxwaynihii Hore Cabdi Ilay uu isagu Si gaara Haweenkaan dhib ugu gaystay.
Leave a Reply