Xildhibaan Huddo Ahmed Ali oo ka tirsan Barlamaanka Faderaalka Somaaliya ayaa sheegatay in laga Been abuurtay Saxiixeeda, Aysana ka mid ahayn Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxaweyanaha Somaaliya.
Waxay ku tilmaantay Xildhibaanada Mudanayaasha Mooshinka keenay Qaswadayaal rabo inuu bur buro Qaranka Somaaliya.
Mudooyinkii Danbe ayaa waxaa soo baxay Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka oo sheegayay in laga Been abuurtay aysan ku jirin Xildhibanadii 92 ayaa ee Mooshinka.
Halkaan ka Daawo Muqaalka.
Leave a Reply