Magaalada Muqdisho waxaa Maanta ka dhacay kulamo xal loogu raadinayay khilaafka soo kala dhexgalay Golaha Shacabka kaas oo sababay in ay hakadaaan Shaqooyinkii Barlamaanka Soomaliya, Kulamada oo ahaa kuwa Saacado socday oo udhaxeeyey Xildhibaanada iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya.
Qaar kamid ah xildhibaanada golaha Shacabka ayaa sheegay in Guddoonka Baarlamaanka ay ku heshiiyeen in dib loosoo celiyo howlaha Baarlamaanka lana damiyo Xisaadda Siyaasadeed
Leave a Reply