Wasiirka Gaashaandhiga Xasan Cali Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa sheegay qilaafkii gudoonka Golaha shacabka im ladhameeyey.
Waxaa kaloo sheegay wasiirka Gashandhiga in dowlada Somaliya u gurmanaydo dadkii dhawaaca kasoo gaaray rabshadaha baydhabo ka dhacay.
Leave a Reply