Musharaxa Madaxwaynaha Puntland Khaliif Jabiye ayaa dhaliil dusha uga Tuuray Gaas

Musharax Madaxweyne Puntland Maxamuud Khliif (Jabiye) oo Shir Jaraa’id Garoowe kuqabtay ayaa waxuu dhaliil usoo Jeediyey Madaxwaynaha Waqtigiisa dhamaaday ee Cabdiwali Gaas, waxaa kaloo Musharax Jabiye ka hadlay arimo ay kamid yihiin Doorashada Puntland, dhinacyada gobolka sool oo heshiiska gaaray,iyo Xalada Amaan ee Gobalka Bari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.