MuuqaaL:Gudoomiyaha Aqalka Sarre oo ka warbixiyay shir uu kaga Qayb galay dalka Turkiga

cabdi

Gudoomiyaha aqalka asrre ee Soomaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ka warbixiyay shir uu kaga Qayb galay dalka Turkiga, shirkaas oo ay ka qayb galeen 70 dal waxaana looga hadlayay Arrimaha Falastiin gaar ahaan Magaalada Qudus.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.