Shirkadda Sahan Research Wasaaradda Amniga oo shaqo joojin ku sameysay

wsiir

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba shaqada laga joojiyay, isla markaana dalka laga mamnuucay inay kahowlgasho shirkadda Sahan Research, taasi oo ay ku socoto baaritaano xagga amniga.
dowlad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.