Madaxwaynaha dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa magaalada Jabuuti ee Xarunta wadankaasi waxa uu ku soo gabo Gabeeyay kulan Mudo sadex maalmood ah halkaasi ka socday,
Shirkaan ayaa Looga Hadlayay Isbedelka Geeska Afrikaa iyo doorka ay ku leeyihiin Soomaalida waxaana soo qaban qaabiyay maxadka Daraasaadka siyaasada Heritage.
Leave a Reply