Musharax Cali Xaaji ayaa Weerar uusan waxba ula harin ku qaaday Cabdiwali Gaas

calixaaji

Musharax Madaxwaynaha Puntland Cali Xaaji oo Kulan La Qaatay Bulshada Garoowe ayaa waxuu weerar ku qaaday Madaxwaynaha Puntland ee waqtigiisa dhamaaday Cabdiwali Gaas asagoo sheegay inuu Gaas ku fashilmay Hogaanka Puntland waxana uusan ka qaban kaabaha dhaqaalaha Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.