Maamulka Koonfur galbeed oo Madaxwayne Cusub doortay

Natiijada doorashada Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ayaa looga dhawaaqay Magaalada Baydhabo.

Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Wuxuu helay codad gaarayo 101 cod halka musharraxii kusoo xigay Aadan Maxamed Nuur Saransoor uu helay 22 cod.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.