Suuqyada Kalluunka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dareemayo sara ukac & kalluunyari kadib dabeylo xoogan oo xilliyadan oo kale badda ka kaca, kuwaas oo sababa inuu yarado kaluunkii laga soo qaban jiray bada waana tan keentay sara ukacay ku yimid qaymaha kaluunka.
Leave a Reply