Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Wuxuu ka hadlay xaaladda Geeska Afrika, xiriirka quwadaha waaweyn, iyo mucaaradka waxaa kaloo Madaxwayne Geele kawar bixiyey inaysan jirin dad Jabuutiyaan ah oo lacaburiyey ama Xaquuqdooda loo diiday.
Hoos kadaawo waraysi ay la yeelatay idaacada ku hadasha afka soomaliga ee BBC
Leave a Reply