Guddoomiyaha Aqalka sare Maxamed Xaashi Cabdi ayaa waxuu gudiyada Joogtada ah ee Aqalka sarre ee soomaliya uga warbixiyey safarkii uu dhowaan ku tagay dalka Turkiga kaas oo uga qayb galay shir calami ah oo ay isugu yimaadeen dalal badan.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply