Madaxeeynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa Magalada Baydhabo kulan kula qaatay madaxii hore UNSOM ee Magaalada Baydhabo, Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfurgalbeed iyo sidoo kale madaxa cusub xafiiska UNSOM.
Leave a Reply