kulan ay wada yeesheen maamulka Degmada luuq ee gobolka Gedo iyo ha’ayddaha samafalka ee Degmada aya waxaa looga hadlay barakacyaasha kuwasi ay soo wajahday xaalad adag ee dhanka noolasha ah, Barakacayaasha kusugan Degmada Luuq ayaa waxaa soo food saartay cunto yaraan taas oo adkaysan Nolsha dadka halkaas ku sugan oo isugu jira Waayeel, Haween iyo Caruur.
Leave a Reply