Waxgaradka iyo Culimada Soomaaliyeed ee Gobolka Mudug ayaa ku Baaqay in la joojiyo dagaalka u dhexeysa Beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegannada xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, Daalkaan oo geeystay qasaaro nafeed iyo dhaawac ayaa Maanta laga soo sheegaya in deegaanada dalka ka dhacay ay xasiloontahay.
Leave a Reply