Magaalada Galinsoor waxaa Soo Gaaray Caawa Gudiga Xasilinta iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ee qaybta 21aad waxayna Magaalada Galinsoor u yimaadeen sidii Dagaalo kadhacay Deegaanka Gaxandhaale wax loo baajin lahaa.
Dhanka kale waxaa Koonfurta Gaalkacyo kayimid wafti ODayaal iyo waxgarad isugu jira ayakoo kulamo laqaadan doono waxgaradka kale ee kusuga Magaalada Galinsoor iyo Gudiga Xasilinta iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ee qaybta 21aad.
Goobihii ay dagaalka ka dhaceen ayaa ah hada kuwa Dagan waxaana isi soo taraya baaqyada ka imaanaya waxgaradka Soomaliyeed iaykoo sheegay in dagaalada kasocda Galgaduud iyo Hiiraan sida ugu dhaqsaha badan lajoojiyo.
Leave a Reply