Anagoo ah dhammaan bulshada kala duwan ee ku nool Degmada Balanballe ee waqooyiga Gobolka Galgaduud Waxaan ka soo horjeednaa gabi ahaanba dagaalada ka socda gayiga soomaaliyeed ee u dhexeeya dadka walaalaha ah ee soomaaliyeed runtii waa wax laga xumaado inaan maanta dib uugu laabano mugdigii aan ka soo baxnay.
Waxaan baaq u diraynaa walaalaha islaynaya inay joojiyaan dagaalka Sidoo kale waxaan baaq u diraynaa dowlada soomaaliyo iyo shacabka soomaaliyeedba inay kala dhexgalaan walaalaha islaynaya colaadana la damiyo
Soomaaliyo Hanoolaato
Nabad iyo nolal
Leave a Reply