Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa shir guddoominaya kulanka 31-aad ee Golaha Shacabka oo maanta furmay, Kulanka waxaa soo xaadiray 152 Xildhibaan Ajendaha kulanka ayaa ah hadal jeedinta guddoomiyaha Golaha Shacabka, aqrinta iyo ka doodista miisaaniyadda dowladda 2019.
Leave a Reply