Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa waxuu caawa Xilka ka qaaday Madaxa Xukuumada Galmuduh shiiq Maxamed Shaakir Cali Xasan waxauuna Xaaf wareegtadiisa kusheegay xiligaan wixii kadambeeya inaan Galmudug Yeelan doonin Ra’issalwasare Kuxigeen.
Xaaf iyo shiiq shaakir ayaa waxay isku afdhaafeen si loo wajihi lahaa dagalada Kasocda Galmudug iyo Hrshabeele.
Leave a Reply