Magaalada Kismaayo waxaa shir ku qabtay Odayaal Axmed madoobe ku qasbay inay telefishinkiisa ka shaaciyaan inaan loo dhameen shirka kasocda Magaalada Garbaaharay ee gobolka Gedo, odayaashaan ayaan marnaba loo ogalaan inay ka hadlaan Dilka, kufsiga, dhaca Hantida Shacabka Jubbaland iyo Masaafurinta Xildhibaanada Jubbaland uu kuahyo Axmed madoobe.
Leave a Reply