Banaanbax Balaaran oo ka dhacay xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ayaa Taageero loogu muujiyay Dowlada Federalka Soomaaliya, Bananbaxaan ayaa waxaa ka qayb galay qaybaha bulshada ee Xeryaha qaxootiga ayakoo ku dhawaqaya hadala lagu taageerayo dowlada iyo Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Leave a Reply