Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay Dowlada Soomaaliya, Shirkadaha Dahabshiil, Hormuud iyo kuwa kale waxay ugu Baaqeen inay ka qayb qaateen Dayactirka Buundada Degmada Baardheere taas oo ubaahan dib udhis degdega.
Buundada Degmada Baardheere ayaa waxaa soo gaaray Burbur balaaran taas oo ay keeneen Roobabka iyo dayactir la’aan, Buudada Degmada Baardheere ayaa waxay ubaahan tahay sidii layskaga kaashan lahaa dhismaheeda haday ahaan lahayn shacab iyo dowlad sida ay sheegeen Bulshada Baardheere.
Leave a Reply