
Guddiga Diyaarinaya Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa goordhaweyd loogu dhawaaqay Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland.
Guddiga oo ka kooban 7-xubnood oo ah xildhibaanadda Puntland ayaa waxaa guddoomiye u ah Ismaaciil Cabdi Abtiile.
Taalabadda ugu horeysa ay qaadi doonaan ayaa ah doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas waxaa xigi doona doorashadda Madaxwaynaha Puntland.
Leave a Reply