Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ku Baaqay in Lajoojiyo Dagaal beeleedka ka socda Xadka u dhexeeya Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud, dagaaladaan ayaa sababay qasaaro nafeed, dhaawac iyo Barakaciyin Balaaaran oo saameysay dadka xoolo dhaqatada ah.
Leave a Reply