Shirkii Golaha wasiirada Jubbaland ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Ksimaayo xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland, Qodabadii ka soo baxey Shirkii gollaha Wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa kamid ahaa bixinta shatiyo lasiinayo dad gaara oo Axmed Madoobe wax ka lee yahay waxaa kaloo Canshuur aysan qaadi Karin la dul saaray guryaha Magaalada Kismaayo.
Leave a Reply