Daawo :Odayaal Ka horyimid Shirkii Nabadayn ahaa ee kadhacay Caabudwaaq

Qaar kamida Odayaasha Dhaqanka Beesha Wagardhaceed Kulan ey isugu Yimaaden magalada Caabudwaaq Ayey Ku Qaadaceen Socdaalka Wasiirka arimaha Gudaha Uu ku Yimid Magalada Caabudwaaq, Odayaasha Dhaqanka Beesha Wagardhaceed Ayaa Dhinaca kale Beeniyey Heshiis La Sheegey in la Dhex Dhigey Beelihii ku Dagaalamey Deegano hoos yimaado kaxandhaale.

Odayaasha kulankaan qabtay ayaa sheegey in wasiirka arimaha gudaha socdaalkiisu uu salka ku hayay ka safrida Garoonka diyaaraha dagmada Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.