
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa Magaalada Garoowe waxaa ay ku doorteen Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland, kaasi oo loo doortay Cabdixakiin Maxamed Axmed [Dhoobo-daarood] ayaa u mahadceliyey Xildhibanada iyo bulshada Puntland.
Leave a Reply