Guudomiayaha Degmada dhabad ee Gobolka Galgaduud Aadan Cabdinuur Galaal oo ka qayb kulan ka dhacay Magaalada Caabudwaaq oo ay laqaateen Wasiirka arimaha Gudaha Soomaliy iyo wafti balaaran oo kayimid Magaalada Cadaado ayaa waxuu sheegay in deegaanadoodii niman haystaan loona baahan yahay xal kama damabayn ah sababtoo ah waa lagu daalay wada hadal aan waxtar lahayn.
Leave a Reply