Magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay kulan maamulka Degmada la qaateen bulshada waxaana looga hadlay amniga Degmada Buurdhuubo iyadoo amaro looga soo saaray kulankaas waxaana looga digay dadka u dacwo taga kooxda Alshabab in sharciga lahorkeeni doono.
Leave a Reply