Barlamaanka Cusub Ee Puntland Oo Doortay Shir Gudoonka Shanta Sano Ee Soo Socota.

puntland

Barlamaanka cusub ee maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxay doorteen Gudoonka Shir kugoonka Cusub ee Shanta sano ee Socota, waxaana Goobta ay doorashada ka socotay ka qayb galay wafti kasocda Dowlada federaalka ah ee Soomaliya oo ubadan Xildhibaano.

Xarunta Baralamaanka Puntland oo doorashada ka socotay ayaa waxaa Gudoomiyaha Barlamaanka ku guulaystay Xildhibaan CabdiXakiim Maxamed Axmed, Gudoomiye kuxigeenka Kowaad waxaa ku guulaystay Cabdicasiis Cabdulaahi Cismaan kana labadana Ismaciil Maxamed warsame.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.