Daawo:Qaabkii loogu soo Dhaweeyey Cadaado Taliyaha cusub Ee qeybta 21 ciidanka xooga dalka Somaliyeed

yusuf

Taliyaha cusub Ee qeybta 21aad ee ciidanka xooga dalka Soomaliyeed Sareeyo Guuto Yuusuf Maxamed Cabdiqaadir “”Yusuf Kaanti” ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, Taliyihii hore Qaybta 21aad Generaal Ciro oo ay kawada yimaadeen Magaalada Muqdisho ayaa waxuu usheegay ciidamda qaybta 21aad ee kusugan Cadaado inay la shaqeeyaan Taliyaha Cusub Sareeyo Guuto Yuusuf Cabdiqaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.